Shirkii ka Socday Teendhada Afisiyooni oo dib u furmay iyo Dabkii oo la damiyay

Waxaa dib u furmay shirkii looga hadlayay wax-baarashada dalka ee ka socday teendhada Afisiyooni, kaas oo saacado hakad galay, kaddib markii uu dab ka kacay qeyb kamid ah hoolka shirka ka socday. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo masuuliyiin kale oo horey looga saaray teendhada ayaa dib loogu celiyay, waxaana halkaasi ka socda khudbado ee jeedinayaan … Continue reading Shirkii ka Socday Teendhada Afisiyooni oo dib u furmay iyo Dabkii oo la damiyay